Dowlada oo shaacisay cida ka dambeysay Afduub Haweeney Jarmal ah loogu geestay Muqdisho

Dabley hubeesan ayaa xalay Degmada Wadajir gaar ahaan Laami Yaraha Soobe Guri kuyaalay waxa ay ka afduubteen Haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo u shaqeeneysay Hay’ada Laanqeyrta Cas ee ICRC. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Cabdi Casiis Cali Ibraahim ayaa sheegay in afduubka Haweeneyda u dhalatay Jarmalka uu ka dambeeyay mid kamid ah ilaaladeeda oo lagu … Continue reading Dowlada oo shaacisay cida ka dambeysay Afduub Haweeney Jarmal ah loogu geestay Muqdisho